班巴拉语( 班巴拉语:Bamanankan)为 马里共和国全国通用语言,于1972年形成 文字。属于曼丁哥语支。该国80% 居民通用该语。近些年来,马里 政府积极推广班巴拉语。
Hadamaden bɛɛ danmakɛɲɛnen bɛ bange, danbe ni josira la. Hakili ni taasi b'u bɛɛ la, wa u ka kan ka badenɲasira de waleya u ni ɲɔgɔn cɛ.
All human beings are born free and equal in dignity and rights. They are endowed with reason and conscience and should act towards one another in a spirit of brotherhood.
English(英语) | af Soomaali (索马里语) |
---|---|
Welcome | Soo dhowow |
Hello | Is ka warran |
How are you? Reply | Ii warran ("Tell me news") Is ka warran? Bal ka waran? Sideed tahay? Setahay? Sideed tahay? Nabad miyaa? Ma nabad baa? Maxaad sheegtay? ("What did you tell?") |
Waan fiicanahay Waa nabad / Nabad waaye/weeye ("It is peace") | |
Long time no see | Wakhti dheer kuma arag |
What's your name? My name is ... | Magacaa? Magacaagu muxuu yahay? |
Magacaygu waa .. | |
Where are you from? I'm from ... | Xagee ayaad ka timid? |
... waxaan ka imid | |
Pleased to meet you | Barasho wanaagsan Waan ku farax sanahay la kulan kaaga |
Good morning | Subax wanaagsan |
Good afternoon | Galab wanaagsan |
Good evening | Fiid wanaagsan |
Good night | Habeen wanaagsan |
Goodbye | Nabadeey / Nabadgelyo |
Good luck | Guul ayaan kuu rajaynayaa |
Cheers/Good health! | Guul/caafimaad wanaagsan |
Have a nice day | Maalin wanaagsan |
Bon appetit | Ha kuu macaanaato |
Bon voyage | Safar wanaagsan |
Do you understand | Miyaad fahantay? |
I understand | Waan fahmay |
I don't understand | Maan fahmin |
I don't know | Ma aqaan |
Please speak more slowly | Tartiib u hadal! |
Please say that again | Fadlan ku celi |
Please write it down | Fadlan qor |
Do you speak English? | Ingriis miyaad ku hadashaa? |
Do you speak Somali? Yes, a little | Af Soomaaliga maad ku hadashaa? |
Haah. Wax yar. | |
How do you say ... in Somali? | Maxaa af soomali lagu yiraahdaa ... ? |
Excuse me | Iga raali ahow |
How much is this? | Meeqo waaye? |
Sorry | Waan ka xumahay |
Please | Fadlan |
Thank you Response | Mahadsanid / Wad mahadsantahay |
Adigaa mudan / Adaa mudan | |
Where's the toilet? | Musqusha aawey? |
This gentleman/lady will pay for everything | Kani waa ikhyaar/marwada ayaa waxwalba bixinaysa |
Would you like to dance with me? | Ma ciyaaraysaa? |
I miss you | Waayadan kuma arag |
I love you | Waan ku jecelahay |
Get well soon | Aafiimad baan kuu rajeynayaa. ("I wish you health") |
Go away! | Bax! |
Leave me alone! | Idaa! |
Help! Fire! Stop! | I caawi! Dab! Joogso! |
Call the police! | Booliiska soo wac! |
Merry Christmas and Happy New Year | Kirismas wacan & Iyo sanad cusub oo fiican Ciid Wanaagsan iyo Sanad Cusub oo Fiican |
Happy Easter | Easter wanaagsan |
Happy Birthday | Dhalasho wanaagsan |
One language is never enough | Hal luuqad marna kuma filna |
My hovercraft is full of eels What!? Why this phrase? | Huufarkarafkayga waxaa ka buuxa eels |